Khilaaf soo kala dhex galay Laftagareen & Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay khilaaf meel adag maraya ayaa soo dhex galay ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen. Ilo xog ogaal ah ayaa Allbanaadir Online u sheegay iney fashil ku dhamaadeen kulamo u socday Madaxweyne Laftagareen iyo saraakiisha ciidamada Itoobiya ee … Continue reading Khilaaf soo kala dhex galay Laftagareen & Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo